Nin Al-Shabaab u qaabilsanaa Gudbinta xogta Ganacsatada oo xukun adag lagu riday

Cali Abuukar Jimcaale Rooble, ayaa loo soo xiray sadaxdii November ee sanadkii hore ka mid ahaanshaha Alshabaab, waxa uu u qaabilsanaa qaybta Amniyaadka. Cali Abuukar Jimcaalle Rooble, waxa ay reerkiisa u safriyeen South Africa 2010-kii Sanad kedib markii uu ku biiray Al-Shabaab. Todoba sano oo la islahaa waxa uu ka xuroobay fikirka Al-shabaab ma dhicin … Continue reading Nin Al-Shabaab u qaabilsanaa Gudbinta xogta Ganacsatada oo xukun adag lagu riday